Ina Kaahin Oo Xayiraad Saaray Buuni oo u caayi jiray Dadka

Wasiirka arimaha Gudaha SNM Maxamed Kaahin oo Afhayeenka Kulmiye Cabdinaasir Buuni ka mamnuucay inuu warbaahinta Kula hadlo afka Kulmiye.

Kaahin waxa uu Buuni ka joojiyey shirarkii jaraa,id ee aflagaadada ahaa kuwaas oo uu qaban jiray isaga oo magaca Kulmiye sita.

Warar aan ka helay xisbiga Kulmiye ayaa ii xaqiijiyey in talaabada Wasiir Kaahin uu qaaday ay ka mid tahay qorshaha uu ugu diyaar garoobayo hogaaminta xisbiga Kulmiye.

Axmed-Dahir Nuux

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *