Nin Isaaq ah Oo U Hanjabay Wariyaasha Laascaanood

Waxaa Dhawaan Horjoogaha Jabhada SNM Muuse Biixi cabdi u Soo magacaabay Laascaanood Badhasaab ay isku beel yihiin kaaso markii hore ahaa Badhasaabka Gabilay.

Ninkan Isaaq ayaa laascaanood Muuse Bixii u soo magacaabay kadib markii ay kala shakiyen Islamarkaana SNM ka shakiday Xubnaha Horgalada Dhulbahante ee gobolka ugu magacaaban.

Hadaba Xubintan Isaaq ee laascaanood loo soo magcaabay oo isla cajabsan islamarkaana aysan is arag wali cid ayaa Ku hanjabay maanta inuu Xabsiga Mandheera u dhaadhicinaayo Wariyaasha Laascaanood hadii aysan ku shaqayn Fukirkiisa oo ay ka leexdan.

Ninkan isaaq ayaa hadalkan ku dhawaaqay xili uu wax ka yar bil laascaanood joogo yadoo uusan wali helin xogta magaalada iyo casharadii loo dhigay xubnihi isaaq ee loo soo magacaabay gobolka ee isaga ka horeeyay.

1 Comment

  1. Reerkani wuu nagu khafiifay,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *