Xanuunka Macaanka Ama Sonkorta lagu Magacaabo Oo dag dag Daawo Rabaani ah Loo Helay,

Xanuunka Macaanka Ama Sonkorta lagu Magacaabo Oo dag dag Daawo Rabaani ah Loo Helay, Fadlan Si Dag Dag Adigane U gaarsii Walaalaha Kale Ee La Dhibaateysan Cudurka.!

Xanuunkaan Macaanka Ama Sonkorta loo yaqaano Waxaa Uu Ka Mid yahay Xanuunada Uu Qofka La Noolaado Inta Noloshiisa Ka dhiman.

Laga Soo bilaabo Markii la Ogaaday Cudurkaan ilaa Hadda Dhaqaatiirta Aduunka Waxeey isku dayayaan in ay Soo Saaraan Xal Ku Haboon Sidii loo daaweeyn , ilaa Haddase Lama Hayo Xalkii Ugu Dambeeyay Ee Wax Ku Oolka ahaa.

Lkn ilaa Hadda Lama Helin Qolo labaad Ama Sadaxaad Oo isku Dayday in ay Xunuunkaan Ku daaweeyso ” Quraan Saar “gaar ahaan Todobo Subaxood in Qofka Xanuunsan lagu aqriyo

1: Marka Hore Waxaa Loo baahan yahay” Tahliil Waa in biyo Zamzam Weel Lagu Soo Shubo Ka dib Todobo mar ayaa lagu aqrinaya Suurada

سورة الفاتحة “Suurada Al-faatixa , Todobo jeer”

” 《 سم الله الرحمن الرحيم (الحمد لله رب العالمين ،الرحمن الرحيم،مالك يوم الدين ، إياك نعبد وإياك نستعين،اهدنا الصراط المستقيم، صراط الذين أنعمت عليهم ، غير المغضوب عليهم ولا الضالين ،آمين》: سبع مرات

Ka dib Suuradahaan Afarta ah Ee Ka bilaawdo

“قل” Mid Walba Oo Ka mid ah Waa Todobo goor,

《》 بسم الله الرحمن الرحيم(قل هو الله أحد ،الله الصمد ، لم يلد ولم يولد . ولم يكن له كفوا أحد) سبع مرات

《》 بسم الله الرحمن الرحيم (قل أعوذ برب الفلق ، من شر ما خلق ، ومن شر غاسق إذا وقب ، ومن شر النفاثات في العقد ، ومن شر حاسد إذا حسد ) سبع مرات.

《》بسم الله الرحمن الرحيم( قل أعوذ برب الناس، ملك الناس، اله الناس ، من شر الوسواس الخناس، الذي يوسوس في صدور الناس، من الجنة والناس) سبع مرات.

《》 بسم الله الرحمن الرحيم(قل يا أيها الكافرون ،لا أعبد ما تعبدون، ولا أنتم عابدون ما أعبد ،ولا أنا عابد ما عبدتم ،ولا أنتم عابدون ما أعبد ،لكم دينكم ولي دين)سبع مرات

Ugu dambeeyn Waxaad Ku Tufeeysaa Qofka Xanuunsan Aayada [ 26aad] Ee Ku jirto Suurada Ala-Cimraan , Todobo goor aya la aqrin

(قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك من تشاء وتنزع الملك ممن تشاء وتعز من تشاء وتذل من تشاء بيدك الخير انك على كل شيء قدير)سبع مرات

《ءاية الكرسي》Aayatul-Kursiyi, Waxaa la Saari Todobo goor.

الله لا اله إلا هو الحي القيوم،لا تأخذه سنة ولا نوم ، له ما في السماوات وما في الأرض، من ذا الذي يشفع عنده إلا بأذنه، يعلم ما بين أيديهم وما خلفهم ، ولا يحيطون بشيء من علمه إلا بما شاء،وسع كرسيه السماوات والأرض ولا يؤوده حفظهما ، وهو العلي العظيم) سبع مرات

Qur`aanka Waxaa Uu Daawo U Yahay Cuduro badan Oo Maanta Caalamka Daawo loo Weeysan la`yahay Bi`idni lahaa Qofkii Aamina Qur`aanka in Uu Ku boogsoonayo Waa Xaqiiq Cad in Uu Ku Helayo Caafimaad Taam ah

Xanuunka Uu doono ahaado Xitaa Hargab Ha ahaado Xanuunka Sonkorta Ha ahaado Cudurka HIV.ga Xitaa Quraanka Waa U daawo Waxaa Taas Cadeeyn U ah Qowlka Allaah Ee Oranayo

وَنُنَزِّلُ مِنَ ٱلْقُرْءَانِ مَا هُوَ شِفَآءٌ وَرَحْمَةٌ لِّلْمُؤْمِنِينَ ۙ وَلَا يَزِيدُ ٱلظَّٰلِمِينَ إِلَّا خَسَارًا ” (الإسراء – 82):

Waxaa la Tilmaamaya inaad Rumeeysan tahay in Uu Allaah kugu Caafinayo Qur`aanka Waa Qeeyb Weeyn Oo Soo Hoos galayo Iimaanka:

Inta La Kurbeeysan Xanuunkan Allah Ka Caafiyo Ha U dulqaataan Sabirka Ha badiyaan Waa imtixaan Alla Xagiisa Ka ahaaday insh allaah Ajar baad Ka heleysan

Inta Aan qabin Allah Ka bad baadiyo Oo Caafimaad Taam ah Allah ugu Wado.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *