Jabhada SSC Oo maanta Siisay Mushahaarka Askartii SNM Ka Soo Baxday

Xogaga Xoreenta SSC ee fadhigoodu yahay Caasimada Buuhoodle ayaa maanta mushahaarka u qeybiyay ciidamadii ka soo baxay maamul beeleedka SNM.

Saaka ayaa loo qeybiyay askarta mushahaarka bishan dhamaadka ah waxaana lasiiyay calaa askarigii 200 Dolar.

Talaabadan ayaa ah dhabar jab ku ah inta cadowga Isaaq dugsanasa sidoo kalana waxay u tahay sharaf iyo gobanimo guud ahaan dhulbahante weyne

2 Comments

  1. Khiyaali news.

    Bishan halkaney ka qaateen ta dambana toley xagey ka qaadan
    doonaan??

  2. 20 caruur gaajonaysa oo labo boqol loo qaybiyey – kuwano oo kale askan yaa ka dhiga kulaha Somaliland kkk khatumo khaniis qurun

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *