Deg Deg:Buuhoodle Isbahaysi Ciidan oo Puntland iyo SSC Sameeyen
November 1, 2021
Saraakiisha ciidamada Xoogaga SSC oo ah kuwa ugu awooda badan Gudaha Buuhoodle ayaa isbaysi ciidn la sameeyay Ciidamada Daraawiishta ee Puntland.
Labada Ciidan oo ah kuwa ugu Awooda badan Gobolka ahna cududa gobolku taagan yahay ayaa isbaysi wada jir ah sameeyay,
Labada ciidan ayaa hore midkasta dhankiisa magaalada ka dagana kalinaya ka mideesna Difaaca Buuhoodle balse hada waxay ka midooben in waxkasta oo lid ku ah Deegaanka loo midoobo lana sameeyo isbaysi ciidan oo xoogan.
Talaabada ayaa manasa xili Gobolku aad u kacsana maalmihii u danbeeyay islamarkaana lagu dhex arkaayay magaalada Buuhoodle Horgalo Beesha isaaq ka soo dirtay Hargaysa,

9 Comments
Xabad kolka dhow dhow lagaga siiyo ayay kala yaaci doonaan naf jeceshu! Hhhhhhhh
Inaad meelaha ka buuqdaan mooye ma arrin kalaad haysaan dhow dhowdaasi uunbaad soo raaci doontaan idin ko jibaysan! Hhhhhhh
Waar kuwan yar yar ee iidoorka ah Yaa u,ogolaaday websidekan.
Inay kahadlaan websidekan?
Meesha makhaniisiintii iyo gaaladdii hargaysa qabsaday ayey moodeen.
Waar waxan yaan loo,ogolaan inay mardanbe inay soogalaan mardanbe.
Waadiga leh buuhoodle waa somaliland
Ma idoor nimadiini baad ka shakiday oo ku deeqiweydey adeer yuhuud iyo carab baynu kalanahay waxba mawadaagno somalinimadiina waataad nacdeene qayilaadiina xanuunka iskaga ilaaliya
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Buuhoodle- waa Degmo ka mid ah Somaliland, ama diidanow ama ogolow.
Buuhoodle dadkeeda 98% waa bulshado Xoolo Dhaqato ah- 100 sanadood ee igu dambeeyeyna reer buuhoodle waxaan dagaal Jaahilnimo ah, iyo dhimasho ahayn kumay mashquul sanayn, halka bulshooyinka deegaanada ku xeeran Buuhoodle sida Puntland, Somaliland, iyo DDS ay bulshooyinkoodu marayaan in Dufcadihiii 25 dhamaysteen waxbarashada Jaamacadaha.
Tirada bulshada ku dhaqan somaliland -2001 waxay ahayd 3.5 millions, halka maanta oo 2021- tirada bulshada ku dhaqan somaliland waa 7.3 millions.
Buuhoodle- iyo nawaaxigeeda waxaa ku noolaa 2001, bulsho tiradeedu tahay 75,000, halka maanta 2021- ay ku nool yihiin 79,000.
Dhimashada ayaa ka badan dhalashada deegaanada hoos yimaada buuhoodle; -Waxaan u soo jeedin lahaa reer buuhoodle in Caqligu shaqeeyo ee aan Xabadu shaqayn.
Nin cago cad ama aan kabo sidan oo xabad iyo tooray la ordayaa meel ma gaadho.
Buhodle waa Somaliland waa qayb yar oo ka mida jamhuriyada barakaysan ee Somaliland si nabada ayaa ladoonayaa in lagu xera geliyo sababtoo ah waxa ku nool dad reer Somaliland ah oo xoolo dhaqato u badan oo aan waxbadan ogayn oo u badan wax magarato dumar iyo dhalinyaro ah lakin maalin dhow inshaa alaah waxaynu arki doonaa iyadoo heesta calanka Somaliland laga qaadaayo inshaa alaah
Buuhoodle oo tuulo go’doon ah oo ay afarta jihaba ay ka fadhiyaan ciidama qaranka jamhuuriyadda Somaliland
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul SSC
Idoor buuhoodle wax kaqadayaa waluusan u jirin .
Waxa ku dhaca idoorka cudur buuhoodle la dhaho.
Dawada idoorku waa rasaas dabaad lagala dhaco.
Guul ssc