War Deg Deg Ah:-Miglo Doolaal oo Buuhoodle lagu weeraray

Haweenay habar jeclo ah oo dhawaan buuhoodle kaga dhawaaqday magacyada muuse biixi iyo maxamed kaahin ayaa lagu weeraray aqalka ay ka dagan tahay buuhoodle.

HABARTAN oo u qabo nin reer buhoodle ah ayaa marqudha maanta xabad lagu asqeeyay iyadoo ku sugan aqalkeeda si looga jaro qudha balse maysan suuro galin ee waxaa soo gaadhay dhaawac culus

Shacabka Buuhoodle oo ah kuwo ku wayay 250 nin difaaca Buuhoodle ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dadka uga dhex sacabinaya buuhoodle jabhada isaaq ee SNM

3 Comments