Abaabul xoogan oo ciidan ayaa ka socda Deegaanka Beesha Jaamac Siyaad gaaar ahaan Magalooyinka Yagoori Yayle Guumaysi.
Dhalinyaro Hubaysan oo aad loo Abaabulay ayaa fadhiisimo ciidan ka dhigtay deegaanada kuwaaso sheegay inay kala xidhi doonan isku socodka Burco iyo Laascaanood islamarkaana ay afduubi doonan xubno isaaq ah.
Talaabadan ayaa salka ku haysa kadib markii odayaal beesha jaamac siyaad ah Jabhada SNM ka afduubtay gudaha laascaanood islamarkaana uu uqaaday a Hargaysa halkaas oo hada ay odayaashu ku xidhan yihiin.
Xaalada Deegaanka Galbeedka Laascaanood ayaa kacsan waxaana laga cabsi qaba in talaabo dagdag ah ay qaadan beesha jaamac siyaad gaar ahaan ciidanka abaabulan ee iska abaabulay Deegaankaasi kana dhiidhiyay afduubka odayaasha,

Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk