Axmed cismaan aadan xaad ayaa magaalada xamar lagu xidh ee gobolka cayn isku daldalay maanta.
Marxuumka is dilay ayaa kamid ahaa dhalinta magaalada xamar lagu xidh ee gobolka cayn.
Maanta ayaa marxuumku isku daldaley mid kamid ah dhirta deegaankaasi iyadoona maydkiisa laga helay geed uu isku daldaley
