Laascaanood oo lagu dilay ilaalada Maxamed kaahin.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Waxaa maanta gudaha magaalada laascaanood gaar ahaan hoyga ay ka dagan yihiin laascaanood maxamed kaahin iyo horgalada dhulbahante lagu hor dilay mid kamid ah ilaalada maxamed kaahin.
Ninka la dilay ayaa ka soo jeeda beesha habar yoonis ee isaaq.
Comments are closed.