Maleeshiyaad Jabhada SNM ka tirsan gaar ahaan kuwa lagu magacaabo RRU ayaa magaalada laascaanood kawada in dadka shacabka ah habeenkii guryaha loogu dhaco.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Maleeshiyaadkan ayaa u dhacay inta badan xaafadaha magaalada laascaanood xiliyada danbe dadku hurdaan.
Markay u dhacan guryaha islamarkaana ay gabo gabeeyan dadka waxay hore ka sii qaadanayan dahabka mobelada iyo dharka gabaha.
Jabhada SNM ayaa xalay guryaha ay udhacday waxaa kamid guriga cabdirisaaq dhabacayo iyagoona dhamaan boobay wixii guriga yaalay
Comments are closed.