Ciidamo ka soo jeeda koonfur galbeed kuna sugan dhuusamareeb oo sameeyay Amardiido kana baxay magaalada

ciidamo deegaan ahaan ka soo jeeda koonfur galbeed kana tirsana Haramcad iyo Gorgor kuna sugnaa dhuusamareb ayaa saaka dib ugu laabtay baydhano.

Ku dhawaad 150 Askari Oo Lakeenay Dhuuso Mareeb Ayaa isaga Cararay.

dhalinyaradaan Ayaa ubadnayd Wiilal kasoo Jeeda Koonfur galbeed waxayna Taliyayaasha Ciidamada Usheegeen Inaysan Weerari doonin Guriceel oo nabad ah iyadoo Deegaanadoodii Ay Go,doonsan yihiin.

4 Comments

  1. sifiican ayee yeeleen bravo qofkii dhiig raba asaga ayaa helin cadaab aduun iyo aakhiro reer koonfureed dhulkiina aada dhiiga islaamka daaya ka carara waxa hada lascaanood inkaga dhacay waa tuhun inaad xooga lacga qadataan oo aad dadka dishaan sharf ayee inii tahay inaad ka cartaan dhiig islam

Comments are closed.