War deg deg ah:-Ahlu Suna oo Qabsatay maaanta sadex magaalo

Ciidamadii Ahlulsuna ee Maanta Qabsaday Deegaanada af-cagaag, dhagaxya-weyn iyo jaaw oo hoos yimaada deegaanka galqoryaalle oo qiyaastii 50km waqooyi bari uga beegan Guriceel.

Ciidamada Ahlusunna ayaa lug ku maray goobo ay iskaga baxeen Ururka Al-shabaab.

Saraakiisha hugaaminaysay Howlgalkan ayaa sheegay in ay fariisimo ka sameysan doonaan deegaanada ay gaareen sidoo kalena sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab.

9 Comments

  1. We provide the fastest bitcoin doubler. Our system is fully automated it’s only need 24 hours to double your bitcoins.
    All you need to do is just send your bitcoins, and wait 24 hours to receive the doubled bitcoins to your address!

    GUARANTEED! https://coin2x.org

    Visit site

    https://coin2x.org

    Thank you so much

  2. culimada karamo mudunyihin qoqoro moryanta aabahood oo xaaraan iyo xalaal kala aqoon haka joogsado culumada heshiish waa oglyihin ee laheshiiya waxdaran ayaad taqaantiin wanaaga qaata xoolayahow

Comments are closed.