Gaalkacayo Lagu soodhaweeyay Shacabkii SNM Ka Raaftay Laascaanood

Soomaalidii laga soo raafay Laascaanood ayaa gaadiidkii sidey ku dajiyeen deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug oo u dhow Gaalkacayo.

Dadweynaha gobolka Mudug ayaa soo dhoweyn, dawo iyo daryeel ku siinaya halkaasi oo ay ilaa maanta ku nasanayaan maadaama ay soo galeen safar dheer.

2 Comments

  1. Dhulbahante waa gun. nacalladi idinku dhacday, marba hadaad raalli ka noqoteen xadgudubka iyo silica la baday dadka masaakiinta ah ee degaankoodii dagaaladu ka soo qixiyeen. dadkaa magaalada lagu dulmiyey cadho ilaahay baa ku dhici
    war meesha waxaasoo ihaamo ahi ka dheceen miyaan dad muslim ah oo dammiir lihi joogin! war ma wax loo dulqaataa iyadoo itoobiyaan iyo oromo ay kumaankun ku joogaan magaalooyinka hargaysa burco, muqdisho iyo garoowe in dad soomaali ah oo dalkoodii jooga la tarxiilo?! soomaalidu waa dad dulloobey oo adduunka ka takooran! wax kasta oo xun oo xadgudub ah kama dhiidhiyaan, waxay ku fiican yihiin in gabigoodba la tirtiro dhulkana dad u baahan oo xafida la siiyo!

  2. horta ma fiicna qof wixii xaQIISA LAQAATO WAA WAXA SOMALIA LADEGIWEEDAY QOF ISLAAMA LAAN RUMAY HADAAD KA QAADID WAA LAGUGU CADAABIN WAXEEY KU FIICNEED BIL IN LASIIYO ALAABTODA KU URUUSADAAN NIMANKA YIRAADA BAAYC MUSHTA BAA NAHAY BAA QURUNKA DHAN GADA XASHIISH,KHAMRI,JAAD, SINO, MAFRISH MARKA QOF WAXAAS LA BARA SHAN DOOLAR WAXAAN DHAMEEY BAA LASIIN OO LADHIHIN HEBEL SOO DIL MARKA REER LASCAANODOW LADAGALA WAX QURUNKA GADA MARKAASAD NABAD HELIN DOWLADA FILIPIN RAG IYO DUMAR WAA LAKALA GARNWAAYEY MAXWEEYNA AYAA AMARAY IN LALAAYO KHANISITA DADKA DARAAG DILOODAY IYO KUWA KA TIJAAREESTA(ALL DIRY PEOPLE)

    RAGA LADILAAYO YAA LOO RAACANYA DHILITA KHAMRIGA IYO DRAAGA LASIIN YAA LOO RAACANAYA MUSLINIMADA SOMALIDA FARBAA KU GODAN. LASCAANODO WAXEEY HOOY UNOQOTAY KHAMRIGA ITOPIA LAGA SOO DAABULAAYO IYO SHABAABKA XAMAR LAGA SOO DAABULAYO OO GALGALA SOO GELAAYA CEEB KU MAJIRTO HADII NABDIINA ILAASHANEEYSAN LAAKII WAXAA CEEBA QOF MISKIINA XAQIISA IN LA DHACO

Comments are closed.