Deg Deg Daawo:Garaad Cabdirashiid Si Cadho Leh Uga Hadlay Barakaca SNM Laascaanood Ka Wado Fariin Adagna udiray SNM iyo Shacabka Laascaanood,

Garaad Cabdirashiid Waraabe Dheere oo kamid ah golaha dhaqanka SSC Ayaa si kulul uga hadlay Shacabka reer Laascaanood ee Jabhada SNM ku hayso barakicinta iyo Boobka.

Garaad Cabdirashiid oo warbaahinta la hadlay ayaa SNM uga digay Falalka foosha xun ee laascaanood ay kawado sidoo kalana ugu baaqay shacabka Dhulbahante inay ka dhiidhiyaan falkaasi foashaxun ee Jabhada SNM kawado gobolka gaar ahaan gudaha Laascaanood,

5 Comments

  1. [url=http://ivermectinshipping.com/]cost of ivermectin[/url]

  2. mujaahid SNM adeer toolkaa ha caayin si aad boorisaa rabtaaye si kaleeto wax ugu sheeg idoor dumarka ma fara xumeeyo se waa guursadaa

  3. Inaad erayga xun ah isticmaashid iyo inaad iidoor tahay isna qabato ee dhan u baydh garan waayohow

  4. Somaliland dowlad baa ka talisa – wax ba laga waydiin maayo – SNM dheh AMA Xaar Maroodi dheh – adeer Dhuusada Xajiso Nacas fooqal Nacas Garaad Xaar

  5. Garaad xaarka cesho Barkad xun ah baa tahay oo laangaab ah. Waxaa noo adeega Jaamac siyaad iyo Bahawarsame oo wallaahi gabadhahooda nookeena ee adiga warkaaga muxuu sheegaya.. Hadda uma kacsano hablaha Barkad Inta ay joogaan hablo Jaamac Siyaad iyo Bahawarsame.. Ka bul dheh laangaab fooqal laangaab.

Comments are closed.