Waxaa Caawa Magaalada Laascaanood soo gaadhay Dhiigyacabkii weynaa ee Habar Jeclo Maxamed Kaahin kaaso maamulka SNM ugu magacaaban Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Kooxdan oo safarka ay ku wehelinayaan xubno Horgalo ah oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa caawa soo gaadhay Laascaanood.

Wefitgan isugu jira Dhagar qabayaasha iyo Horgalada ayaa sahan u ah Safarka Muuse Biixi la doonaayo in uu ku yimaado Laascaanood Jimcaha.

Comments are closed.