Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Beesha isaaq ku dooratay Xubnaha Aqalka sare ku matalaya maamulka SNM Dawlada Fadaraalka soomaaliya.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Ergada Beesha isaaq oo maanta kala dooranaya musharixiinta ayaa Tv-ga dawlada somaaliya Ka soo Muuqday iyagoo qaab layaab leh ku codeenaya,
Dhamaan Ergada ayaa is qariyay markii ay codka ku ridaayen Sanduuqa Taaso lagu macneeyay baqdin weyn oo ka haysata in Hargaysa lagu xidho marka ay ku laabtan marka saan loo garan waxay qariyen dhamaan jidhkooda,



Comments are closed.