DAAWO::Shacabka Buuhoodle Ka Hadlay Guushii Dagaalkii Kalshaale Laga Dhaxlay iyo Jabkii Raacay Beesha Isaaq,

6 Comments

  1. Having read this I believed it was really enlightening.
    I appreciate you spending some time and effort to put this informative article together.
    I once again find myself personally spending a significant amount
    of time both reading and posting comments. But so what,
    it was still worthwhile!

  2. waxey is leeyahiin ku daydaa oo ku qariyaa diyaarad saaran hargeisa ee dawaladi shacbakeedii gumaadey halakan waxaa is hayey ciidnaka somalialnd iyo jabhad wax shacbi ah oo la leeynaayey ma jirn hadaan qaldaneyn malaa maalin kama badneyn ama laba malmood mida kale cidiimada somalialnd oo gudha soo galey oo qabsadey baa Xirsi Gaab ku marey ciidmada in laga soo saaro midkaas oo aheyd qalad wayn mid kale iyagaa marka hore weerarey janahda Bhhuhoodle ciidmada qarnaka tariikhda dib looma qaro xaquuq mu aheyen laba ciidan baa dagalaalmey

  3. Waar bal daya tuuladan yar ee Hoostimaada Togdheer ee Buuhoodle ee dhan walba ka go’odoonka ah ee dariiq kasta oo soo gala uu ka fadhiyo ciidanka qaranka jamhuuriyadda somaliland ee hadana faanaysa ee aan garanayn in dumarka iyo carruurta loo tudhayo ee bari hore dhurduhu ku cuni lahaa cidlada, tusaale: Maxaad iskaga difaaci kartaan kaarayaasha, PM-yada, sawaariikhda iyo hubka culus ee Majeerteeniya lagaga saaray Tukaraq, laascaanood Ube iyo wixii la mid ah. Waar miyaanuu idinku jirin nin ama naag runta idiin sheegta yaa masaakiinta go’odoonsan ee qabiil aan loo ogayn la jiifa tuuladan yar ee Xadka ku taala ee Buuhoodle ee aan tashan garanyan ee waligeed aanuu ubadkeedu helayn ama gaadhayn horumar iyo nolol wanaagsan..

Comments are closed.