DAAWO::Sudheeyo Oo Buuhoodle Kaga dhawaaqay War Halis Ku Ah Buuhoodle,

Waxaa Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn Shir ku qabtay Maxamuud Sheekh Cumar {Sudheeyo} oo kamid ahaa kooxdii Cali khalif galaydh ee Khiyaantay dadka iyo Deegaanka Dhulbahante,.

Maxamuud Sheekh Cumar oo soo duubay Muqaal ayaa Buuhoodle kaga dhawaaqay in Reer Buuhoodle Ka qeyb Qaadanayaan Colaada Walaalaha Ciise Maxamud iyo Xasan Ugaas ee Ka taagan Duleedka Boocame.

Inago og in Colaada Boocame tahay mid udhaxaysa dad ehel ah oo harti Ah misana og in cida kaliye Jecel in dhulbahante iyo majeeretn is colaad sado inay yihiin Isaaq maxay ka dhigan tahay Shirqoolka gaarka ah ee Maxamud Sheekh Cumar Buuhoodle ugu suntaayo Colaada Majeerten.

Buuhoodle markii Dagaalka kalshaale ka socday Gurmadka ugu badan ee dhaaqalle iyo saanada Hub sida Rasaasta shidaalka ugu badan waxa bixinaayay Majeerten mana hilmaansana shacabka Buuhoodle,

in maanta Buuhoodle iyo Maajeerten la isu galiyo colaad ma la odhan kara waa mashruuc Usoo qaatay Maxamud Sheekh cumar kana soo qaatay Beesha isaaq.

Inago og inuusan maxamud sheekh cumar wax samayn ah ku lahayn Buuhoodle islamarkaana uusan cidna dagaal galin karin xata reerkiisa uusan ka helayn afar nin oo u galiyo colada Boocame hadana in uu Buuhoodle ka dhex iclaamiyo colaad siyaasadeed waa qorshe dhaawac weyn ku ah Buuhoodle una baahan in Bulshada Buuhoodle ka siiyan raali galin Bulshada kale walaalahood,

12 Comments

  1. Aw, this was a very nice post. In concept I would like to put in writing like this moreover ?taking time and precise effort to make an excellent article?however what can I say?I procrastinate alot and certainly not appear to get something done.

  2. daztuurka ha la furo abtiyaal anagu harti maqaan snm baana aqaan markaan arko waa faexaa

  3. Tuug sudheeyo huryo.
    Beentaada yaad matashaa

  4. Khiyaali news.
    Meeshaas dagaal iyo dhiig bax waxaan aheyni ma yaalo miyaa .
    Maalin kasta waa 2 cusub.iyo dagaal cusub.
    Umadda allaha kala qaboojiyo.
    Caqliguna ha shaqeeyo.

  5. Hooyada wase majeedheen oo dhan waxaay isku soo raaceen xasan ugaas oo dhulkoodii ayey ku haystaan dhiladii ku dhashay wase.
    Gudoomiyahu wuu ku mahadsan yahay baraarujinta

  6. Khatumomews kam wax so qooray adaa caado qaate ah duliyohow ninkan aad hada xumanta ku shanbadeenaso runta ayuu shegay hadii nabad la qaadan waayo nin kasta ninkisa ayu noqonaya duliyohow bila damiirka ah

  7. Kuyeh walaalaha majeerteen,
    Majeerteen yuu xasuuqayaa saw niman dhulbahante ah maaha,mise xasan ugaas dhulbahante maaha.
    1991 kaalgacayo markii hawiye ka qabsaday raggii xoraynta ka qaybqaatay saw dhulbahante ma ahayn. 1998, raggii putland dhidibada u taagay saw dhulbahante maahayn..majeerteen iyaguba abaal ma laha,waa bisado
    Dhulbahantena waaaa mid nabad iyo colaadba
    Maxamuud shiikhna wuu KU mahadsanyhy taagerrada uu u muujiyey tolkiis .
    Adiguna caadaqaatayahow waad cadaysatay warkaaga,ee magaca khaatumo noo dhig.
    Gormaa harti iyo sheekadaas caatada ah laga tegay.
    Huuraale.

Comments are closed.