War Deg Deg Ah:Doolaal Oo Ciidan Xoogan Kala Baxay Burco iyo Xaalada Oo Kacsan

Kornayl Doolaal oo kamid aha saraakiisha maamulka SNM islamarkaana hore loo xidhay ayaa haatan bilaabay abaabul xooogan oo u ku samaynaayo Jabhad La dagaalanta Taliska Muuse Biixi.

Doolaal ayaa caawa ka baxay Burco isagoo wata Ciidamo xoogan oo beeshiisa Habar Jeclo ah kuwaaso ka soo baxay Maamulka Muuse Biixi.

Talaabadan Doolaal qaaday ayaa imaanaysa sili uu Burco ku soo wajahan yahay Horjoogaha maamulka SNM Muuse Biixi Cabdi,

Doolaal ayaa hore us heegay in Muuse Biixi Uusan imaan karin Burco,