Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com ayaa Heshay Xogta afar Nin oo hubaysan oo Gudaha laascaanood lagu qabtay Kuwaaso markii Jeelka la dhigay uu kala baxay Taliyaha Aaga bari ugu magaacaaban Maamulka SNM cali Bare.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Qaar kamid ah Maleeshiyaadka SNM ushaqeeya ee Booliska Laascaanood ayaa 23 bishan Gudaha laascaanood xili habeenimo ah waxay qabten afar nin oo ku hubaysan Baastoolado kuwaaso jeelka la dhigay kadib markii la aqoonsan wayay cida ay yihiin,
Waagu marku baryay ayaa jeelka waxaa yimid Cali Bare iyo Ciidan uu wato wuxuuna kala baxay jeelka Afarta nin ee lagu qabtay Hubka,
Ragan oo aan wali la aaqoonsan balse aan ahayn dadka deegaanka ayaa cali bare kala baxay jeelka waxayna xogtu sheegaysa in la geeyay taliska Goojacade,
Mid kamid ah saraakiisha SNM u shaqeeya ee ka soo jeeda Gobolka sool oo qariyay magaciisa ayaa shabakada Khaatumonews.com la wadaagay Xogtan .
Ragan Cali Bare kala Baxay jeelka ayaa loo badinaya inay beesha Isaaq ka soo jeedan waxaana jira shaki weyn oo laga qabo in ay kamid yihiin shabakada dilalka ka fulisa Gobolka sool,
Comments are closed.