Waxaa guud ahaan kala aamus galay xaalada Magaalada Laascaanood oo maalmihii u danbeeyay laga dareemaayay kacdoon shacab.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Maleeshiyada SNM iyo horgalada ushaqeeya ayaa ku uruuray xeryaha Maleeshiyaadka Isaaq ee SNM iyago guud ahaan isaga huleeley Gudaha Magaalada iyo goobihii ay ku sugnaan jiren.

Dhanka kale Koox isku magacowday Guddiga nabad galyadda ee Gobolka sool ayaa kala cararay waxayna kooxdaasi ku soo afgoday kadib markii kalsooni daro weyn heeshay oo shacabku ogaaday inay hoosta kala shaqeenaayen Maamulka Isaaq,.

Sidoo kale Shacabka ayaa is hubeeyay waxaana Magaaladu tahay hada mid aad u hubaysan iyado shaqsi kasta gaarkiisa isku hubeeyay,

Docda kale Gudi Muuse Bixii ka soo Magacaabay Hargaysa ayaan wali imaan Laascaanood kuwaaso baqdin xoogan soo food saartay

Comments are closed.