Beesha Isaaq Gaar ahaan Beesha Habar Yoonis ayaa weerar Dhul boob ah ku soo qaaday Deegaano kamid ah Gobolka Cayn gaar ahaan Buuhoodle,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Deegaan ka trisan Degmada Xadhadhan ee Gobolka cayn gaar ahaan dhanka Xuduudka Itoobiya ayay Beesha Habar yoonis ee Isaaq ka qoten Baraago,

Goobta ay ka qoden Beesha isaaq Baraagaha waxaa ku baxay Boqolaal kamid ah Ciidamada Halgamaayaasha ee Buuhoodle,

Xaalada ayaa ah hada mid kacsan oo laga cabsi qabo dagal.

Markasta waxaa la filan kara dagaal ka qarxa goobta oo maleeshiyaadka isaaq looga eryo goobta ay ku sameeyen Deegaamaynta,

Comments are closed.