Xil; Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay Laascanood.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Goobjoogayaal ayaa khaatumonews.com u sheegay in koox aan haybtooda la aqoon khaarajiyeen Alle haw naxariistee Xil. Cardoofe

laascaanood ayaa kamid ah meelaha ugu badan ee gobolada waqooyi ee dilalka qorshaysan ka dhacan

Comments are closed.