Muuse Biixi Oo Magacaabay Xilal Cusub iyo Beelaha ay ka soo kala Jeedan

Hadda Ogow Xilal Maanta Madaxweyne Biixi magacaabay & QABIILADA ay kasoo jeedaan xubnahan cusub.

1 Maxamed Cilmi Ahmed Maxamuud Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex. SAMAROON

  1. Maxamed Diiriye Xayd Nuur Guddoomiyaha Gobolka Daad-madheedh. REER XUSEEN HABAR-YOONIS

3 Maxamed Cilmi Xuseen Axmed Guddoomiyaha Gobolka Sanaag. BICIIDE – HABARJECLO

  1. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax Guddoomiyaha Gobolka Hawd. CIISE.
  2. Maxamed Cabdillaahi Ibraahim Xujaale Guddoomiyaha Gobolka Togdheer. CIMRAAN – HABARJECLO
  1. Mukhtaar Cabdi Quule Maxamuud Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe. HABAR AWAL – SACAD MUUSE.
  2. Siciid Shugri Xuseen Cali Guddoomiyaha Guddida Maamulka Hay’adda Dekedaha iyo Free Zone. SACAD MUUSE – HABAR-AWAL
  3. Axmed Xaaji Daahir Cilmi Ducaale Xubin Guddida Maamulka Sare ee DP World Berbera. SAMAROON
  4. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Xubin Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka. HABARJECLO – AXMED FAARAX

ISAAQ – 7
SAMAROON – 2
CIISE – 1
DHULBAHANTE – 0
WARSANGELI – 0
GABOOYE – 0
HAWIYE F-SH – 0

F.G Kama dhigna qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa si fudud inaad ku ogaato metelaada deegaankaagu ka helay xilalkan cusub ee Madaxweynuhu magacaabay.

Mohamed Yusuf Bakayle.

2 Comments

  1. Allaah yacisak jawaab sax ah baad keentay lkn nin waalani waxba kuma qaadanayo

  2. Addeer qofku markuu damiir iyo caqliga Allah siiyey waxaa lagarabaa innuu miisaan isa saaro.
    Bal horta cidkalaba hajoogtee dhulbahante adigoo hargaysa madax ka ah wax masiin lahayd?
    Haddii lasiiyo iyo haddii laqadiyaba waa iska raali markaa dadka wax yeeli kara ee hadli kara ayaa mudan in marka hore laqanciyo,waa laga yaabaa hodhow in ciyigii waa kaberyey lootuuro cadquudheedh ama cad ceebeed.
    Markaa nin kuugu shaqaynaya free maxaad miisaan usiinaysaa?

Comments are closed.