Maamulka Khaatumo Taageeray Madaxweyne Farmaajo

3 Comments

  1. Dawlda Khatumo meedey waxmagca kuma saxeexana si somali u ogaato cid Ku faraxsan in Framajo Diley Ikraan Qarxiyeyn Hodan Naaleey waan hubaa Marki la qarxiey Kisamayo waxa Kismaayo k abuuxey Nisa oo la hubo in asl shaab wada shaqeyaan qof somali ah shaki kama sarana ain madaxda sarre yahiin ee Nisa aal shaab ama la shaqeytaan qaarnaa waabey ahaayeen oo waaan ka soo noqney baa yidhaadeen kolkaa baa jago sare lag siiii Nisa sideeed nin argaxso soo noqdey u siin karaa darjo sarre sow iygaan warka siin maayo

  2. War farmaajo ma istaahilo in la taageero.
    nin fulay ahi dal ma hoggaaminkaro!!
    bal car inta dadka soo hor istaago ha qanciyo waalidka Ikraan ! ma aragteen isagoo ka hadlaya dhiibistii qalbi dhagax? waa nacas caqliga laga illoobay! wuxuu kaloo ku darsaday fulaynimo!

    marka doqon fulay ah madaxweyne ma istaahilaa?
    jaaniska soo maray cid uu soo maray ma jirto
    laakiin farmaajo ii geeya maxaa ka dambeysay? 4 sanoo dhiiqo ah oo dalkii horay u socday dib u celiyey.!

    Reer khaatumo waxaan leeyahay qabyaalad ha ku raacina nacaskan fulayga ah! ee allow na dhaafi dhaha aamiin.

  3. Adeer Cabaasaw waa xumaatay warqadaniye kunoqo , Wasiirkuna Ha saxiixo Shaambada Wasaaradana ku dhufo Xafiiska Wasaaraduna halkuu ku shaqeeyo hadda noo soo sheeg.

Comments are closed.