Kadib kulankii culimada soomaaliyeed ku yeeshen Magaalada Hargaysa markii uu soo dhamaaday kulan kaasi ayay culimadu booqasho ugu tagen Muuse Biixi iyo Axmed Siilaanyo.
Sheekh cabdinaasir xaaji axmed oo ah sheekha ugu weyn gobolada SSC ahna Sheekh baledka ssc kana qeyb galay kulanlii Hargaysa ee culimada ayaa isaga hadhay booqashadii qaar kamid ah culimadu ugu tagen Muuse iyo Siilaanyo.
Talaabadan waxaa soodhaweeyay shacabka Gobolada SSC.
ogaan ayaa looga reebay, lamana ogeysiin,,kkkk
Khiyaali news.
Malaga yaabaa in aanuu macsuumad madaxtooyada ka helin???
Maasha-allaah waaa halyeey garanaya dhibaatada lagu hayo dadkiisa iyo dalkiisa