Waxaa soo gaadhay Jiida hore ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Beesha Garoowe iyo ciidamada Reer Boocame Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi Ciise.

Ugaaskan oo Besha Xasan ugaas Aysan isku raacsaneen islamarkaana qeyb kamid ah Beeshaasi u ah Isim ayaa jiida ku soo booqday ciidamo badan oo u badan ciidamada Ugaas Cabdirashiid oo isna kamid ah Golaha dhaqanka Beesha xasan Ugaas gaar ahaan ninka ay isku haystan talada beesha xasan Ugaas

Ciidamadan oo Difaac ugu jiray mudo bil ah Ka difaacida deegaankaasi Beesha Garoowe ayaa ugaaskan aan beeshu u dhamayn ee Ugaas maxamuud waxaa uu u soo jeediyay Ciidamada in ay dib ugu laabtan Boocame islamarkaana deegaanka laga dhigo meel ka dhaxaysa Majeerten iyo Dhulbahnate.

Ciidamada Beesha xasan Ugaas ayaa eryaday Ugaaskaasi iyadoo firxadkiisi uu galay Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Xaalada Deegaanka Boocame ee Gobolka sool ayaa wali cakiran waxaana wali is horfadhiya ciidamo xoogan oo ka kala socda Boocame iyo Garoowe.

3 thoughts on “War Deg Deg Ah::Ciidamada Beesha Xasan Ugaas Oo Rasaas Ku Baacsaday Ugaas Maxamuud”
  1. You really make it seem so easy with your presentation but I find this topic to be
    actually something which I think I would never understand.
    It seems too complex and extremely broad for me. I’m looking forward for
    your next post, I will try to get the hang of it!

  2. Ac. Dhamaan.
    Dagaalkii labadan walaalaha ah waxaa ku dhintay maalintii hore laba wiil oo laba walaalo ( gabadh iyo walaalkeed) kala dhaleen oo midba dhinac kasoo jeedo, ayeeydood baa lagu soo wargeliyay dhimashada caruurtii ayeyda u ahayd oo ilmo la jeensatay, aakhirana ka daran.
    Ilaahow Soomaali xaqa tus oo quluubtoodana isku soo jeedi.
    Aamiin.

  3. markaad iskadishaan boqboql ayaad miyirsaneey saan ku soo dhowaad dhiig qolqola iyo cadaab joogtaha aduun iyo aakhiro abaaro duufaano welwel naceeb aan horay u jirin isaaminid laàn dhexdiina ah kan waxdila iyo kanladilo labadu naar ayee gelin nabigeena suban wuxu yiri aahkiru samaanka harjadka(dilida) ayaa badaneeysa qofka wax dilaaya mayqaan wuxu walaalkiis ku dilaayo koley qof naar looqorey lama celinkaro waxase wajib nagu ah waano iyo digniin caro ALLAH.Somalidu waxeey isdilaan barwaaqada warhooy barwaaqo ayaad heeysataan mel kala fariista ninkasta aduunka laba mitir ayuu ku leeyahay oo meeydkiisa laguqariyo dhulka ALlah ayaa leh ee walaal ha isdili

Comments are closed.