Madaxweynaha Puntand ayaa Liiska ka saaray islamarkaana guud ahaanba ka qaaday Booskii Xildhibaan nimo Beesha Cumar wacays wuxuuna siiyay Beesha Jaamac Siyaad gaar ahaan Wasiir Timacade,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Beesha Cumar wacays ayaa ku lahayd Aqalka sare ee dawlada Fadaraalka soomaaliya Kursi Aqalka sare ah waxaana ku fadhiday Nin Beesha Cumar wacays ah balse doorkan Madaxweyne Siciid Deni booskiiba waa uu dhaafiyay Beeshaasi.

Siciid Deni ayaa sheegay in uu la yaabay in Xildhibaanada Puntland ku matalaya Aqalka sare in uu kala hadlo Garaad Cabdilasaan Mr Hure Oo maamulka Isaaq uga Sacabiya Laascaanooda SNM Haysato,

Deni ayaa sheegay in ay soo dhamaatay xiligi la ixtraami jiray Shaqsiyaadka laba aflayaasha ah ee Marna Isaaq uga sacabiyo Laascaanood marna ka sacabiya Garoowe,

Halkan Hoose ka daawo muqaalka Beesha Cumar wacays oo Cabanasa

Comments are closed.