Waxaa magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ka dhacay dil toogasho ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dilkan waxaa lagu khaarajiyay mid kamid ah dhalinyarada gobolka sool oo lagu magacaabo aadan teeri
Ninka dhalinyarada ah ee la dilay ayaa ka soo jeeda beesha Bahrarsame ee dhulbahante.
Dilkan ayaa imaanaya xili xaalada amni ee gobolka sool gaar ahaan laaascaanood aad u xun tahay islamarkaana todobaadkii hore lagu dilay magaalada cabdilaahi labogole
Comments are closed.