War Deg Deg Ah:Laascaanood Oo Hada Lagu Dilay Gabdilaahi Labogolee
July 31, 2021
Waxaa hadda magaalada Laascaanood dablay hubaysani ku dishay Cabdullaahi Laba Go’ le. Oo ahaa guddoomiyihii komishinka somalilane Gobolka Sool.
Cabdulaahi ayaa sidoo kale kamid ahaa ganacsatada waa weyn ee gobolka sool.
Marxuumka ayaa ka soo jeeda beesha dhulbahante jaamac Siyaad
851 Comments
high fidelity season 2