Waxaa dagan xaalada Deegaanka Boocame ee Gobolka sool kadib dagaal beeleed xoogan oo ka dhacay Duleedka Deegaanka Boocame ee Gobolka Sool,.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dagaalkan oo khasaare xoogan oo dhimasho dhaawac sababay ayaa haatan waxaa dagan Xaalka Guud ee Deegaankaasi.
Dhanka kale Maamulka Puntland ayaa ciidan xoogan geeyay goobta Dagaalka ciidankaas oo ah ciidan isku dhafan oo Majeertenn Iyo Dhulbahante isugu jira.
Comments are closed.