War Deg Deg Ah:Dagaal Culus ka Qarxay Gobolka Sool

Dagaal beeleed cusub ayaa qarxey deegaanka Sangajabiye Oo ka tirsan degmada Boocame ee gobolka Sool ,

Dagaalkan oo u dhaxeeya laba beelood oo kala dega Sool (Boocaame) iyo Gobolka Nugaal-Garoowe , ayaa ka dhashey deegaamayn ay ku doonaysay Beesha Nugaal Deegaanka Sangajabiye oo gudaha gobolka Sool ah , Dagaal u dhaxeeya labadan dhinac ayaa sababay dhimasho 2 qof iyo dhowr qof oo dhaawac ah , iyadoo dagaalku uu wali socdo .

Dhaawacyada labada dhinac ayaa lakla geeyey cusbitaalada Garoowe iyo Laascaanood .

736 Comments

Comments are closed.