War Deg Deg Ah:Beesha Dhulbahante Afduubatay Xubno Isaaq ah.

Waxaa xalay ka dhacay Deegaano kamid ah Gobolka sool Gaar ahaan Nugaasha Gobolka sool Afduub loo geestay Xubno Beesha isaaq Ah,

Dablay hubaysan oo ku hayb ah afhayeenka Beelaha Daarood C/Kariin Cali Nuur ayaa deegaanka Carooley ee gobolka sool ka af duubatay ganacsato ka soo jeeda hayb ahaan Berbera iyo Burco.

Afduubkan ayaa aad looga dareemay deegaanada Beesha Isaaq Gaar ahaan Burco iyo Hargaysa.