Deg Deg Daawo:Xildhibaan shaaciyey in loo adeegsaday sirdoonka Itoobiya

Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo ka mid ah xildhibaanada maamulka Somaliland ee ka soo baxay gobolka Sool, kana tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa eedeyn culus u jeediyeyMuuse Biixi Cabdi.

Mustafe ayaa shaaca ka qaaday in isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ay xukuumadda Somaliland ‘u adeegsatay’ sirdoonka Itoobiya, si loo xiro.