Waxaa Maanta Dagaal Culus Ka dhacay Deegaanka Gobolka sool ka tirsan islamarkaana u jira waxka yar 20 Kiilo mitir Degmada Boocame Gobolka sool.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dagaalka ayaa dhexmaray Labo Ciidan Beeleed oo ka kala tirsan Beelaha Sool iyo Nugaal kuwaaso ku dagaalamay Dhul la deegaameeyay oo Beesha Garoowe Deegaamaysay.
Goobta Dagaalku ka dhacay Hore waxaa ugu sugna oo Guryo uga dhistay Beesha Garoowe halka Beesha soolna weerarkii ay ku qaaday Dhulkaas ay ku qabsatay Goobta islamarkaana ku baabisay deegaamayntii laga sameeyay Halkaasi.
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkaasi waxaana haatan xaaladu tahay mid dagan



Comments are closed.