War deg deg ah:Tukaraq oo lagu Afduubtay xubno isaaq ah oo loo Aaneeyay xadhiga Afhayeenka Daarood

Ciidamo hubaysan oo kasoo horjeeda xadhiga Afhayeenka Beelaha Daarood ayaa deegaanka Tukaraq ku afduubay dad shacab ah.

Beesha dhulbahante ee degmada tukaraq ayaa qafaalatay xubno kamid ah beesha isaaq kuwaaso si bilaa damiir ah ugu tamash leenaayay deegaanka tukaraq.

Waxaa wax lala yaabo ah in isaaq intuu hargaysa ku dhex xidho dhulbahante in uu hadana ku dhex socdaalo deegaanka dhulbahante.

Talaabadan ay qaaden beesha afhayeenka daarood ayaa ah mid u quus goynasa maamul beeleedka snm

42 Comments

  1. It’s a pity you don’t have a donate button! I’d certainly donate to this superb blog!

    I guess for now i’ll settle for bookmarking and adding your RSS feed to my Google account.

    I look forward to fresh updates and will share this blog with my Facebook group.
    Talk soon!

  2. Khatuumo news ma matasan qabiil lakin isku dirka dhulbahntey isaaq waxba ka faaiidi maysaan waxuba waa somali cidna in dhib gaadho uma fiican hadey xumaato dhulak dhulbahantey isaaq lagu af duubo imisa dhulbahantaa jogaa dhulak isaaq waxuba wa isku mid kolkaa sheekadaa waa sheeko caruuur hadey jiraan oo ciidnak faramjo lacagta siiya a sidaa u fakarinyaan socan mayso hada osmali qabiil waay nacdey lama joog wagii kacaanka ee qaybi oo xukun

  3. Ka muwaadin Soomaali ah oo aan ahayn labada reer midna, arimahan xariga iyo qafaalashadu waa dhib soo korortay waana in xal deg deg ah loo helaa, runtiina in isku socodkii iyo isla noolaashihii istaago baa dhici lamana kala maarmo.
    Weliba arimahan marka lagu dhex jiro waxaa laga yaabaa in dhimasho aan lagu teli gelin dhacdo
    Waxaan ku talin in arinta la buunbuunin, qofkii xal ka geysan karana ilaahay dartii waa arin u fiican.
    Ilaahow Soomaali xaqa tus, iskuna soo jeedi. aamin.

  4. LOL

    Qof walba reer ayuu ka dhashay, waxaad filataa kuwo isku reer yihiin kuwaa wax qafaashay in ayagana baabuurta lagala degi doono. kkk

    Maamulka Somaliland meesha uu joogo waa la yaqaan, hadii aad wax isla haysaan, maamulka u taga, dad shacab ah oo safar ku socda wax ay soo kordhinayaan ma jirto.

    Laakin shacab la qafaashay, shacab la qafaashay ayuu leeyay.

Comments are closed.