JIGJIGA —
Mas’uuliyiinta Dowlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa maanta sheegay in ay sagootiyeen ciidamo ka qayb qaadan doona hawlgallada dagaal ee ka socda gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaasi. Arrintan ayaa waxaa maanta baahiyay TV-ga ku hadla afka maamulka ee SRTV.
Wariyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa warkan inoo soo diray
You can definitely see your expertise in the article you write.
The sector hopes for more passionate writers like you who aren’t afraid to say how they believe.
Always follow your heart.
An outstanding share! I have just forwarded this onto a co-worker who has been doing
a little research on this. And he in fact ordered me lunch due to the
fact that I discovered it for him… lol. So allow me to reword this….
Thanks for the meal!! But yeah, thanks for spending some time
to discuss this subject here on your web site.
Amxaaraddu walaahi waa rag jira. Sida xaabado dabka lagu shito ayay Oromo iyo Daaroodka front lineka ugu shidanaysa.