Daawo:xildhibaan Dawlada Somalia kasocda Oo soo Gaadhay Gobolka Sool

Waxaa gobolka sool soo gaadhay xildhibaan ka tirsan dawlada fadaraalka soomaaliya.

Degmada Boocame ee gobolka waxaa lagusoo dhaweeyey Xildhibaan Ikraan Yuusuf Xirsi Oo ka tirsan Dowlada Faderalka Somalia

Shacabka Reer Boocame ayaa si weyn usoo dhaweeyay xildhibaanad ikraam

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *