Wariye Coldoon oo Sameeyey banaan Baxii ama Mudaharadkii Ugu gaabna
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Sawirada Wariye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon ayaa qabsaday Baraha Bulshada Ka Dib Markii Wariyuhu ka Hor yimi in loo kaco Heesta Calanka SNM oo laga qaadayey Bilawga Xaflad ka Dhacaysay Burco
Qaarka mida dadka aragtidooda dhiibtay diidmada wariyaha ayaa sheegaya in Xadladaha lagu bilaabi Jiray Bisinka iyo aayad quraan ah barigii hore Hadana loo bedelay in lagu bilaabo heesta calanka midaas oo Samafale Coldoon u Cuntami wayday