Deg Deg Daawo Dagaal Itoobiy OO Mel Xun Maray

WASHINGTON — 

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa wacad ku maray inay iska difaaci doonaan waxa uu ugu yeeray cadowga gudaha iyo dibedda, kadib markii xooggaga Tigray ay toddobaadkan bilaabeen weerarro ay dhul ku qabsadeen.

Abiy Ahmed ayaa sheegay in xabbad-jooojintiii ay dowladdiisu ku dhawaaqday aanay miro dhalin.

https://www.youtube.com/watch

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *