DEG DEG-Dablay hubeysan ayaa 2 ruux ku toogtay laamiga kala qeybiya degmooyinka kaaraan iyo yaqshiid ee siisii loo yaqaano.Kooda dilka geystay ayaa ahaa 3ruux sida ay ku warameen dad ka agdhawaa goobta dilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka baxsadayMid ka mid ah raga la weraray ayaa goobta ku geyriyooday halka ruuxa kale dhaawac ahaan hada ay goobta ka qaadayaan gaadiidka gurmadka DEG dega ahCiidamada Amaanka ee dowlada ayaa hada WADA baaritaan sida

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

By Xuseen