Abaaro Xalay Markay Ahayd 2:25 daqiiqo Ayey Ciidamada Maleeshiyaadka Jabhada SNM Isku Dayeen Inay Saldhiga Kale Baxaan Afhayeenkii Beelaha Daarood Iyagoo Markaasi Doonayey Inay U Qaadaan jeelka Madheera, Durbaba Warkan Waxaa Ka War helay Ciidamo Reer SSC Oo Horay Magaalada Ugu Sugnaa.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Waxay Weerar Ku Qaadeen Isgoysyo Ay Fadhiyeen Maleeshiyaadka Jabhada SNM Halkaasna Dagaal Qadhaadh Ayaa Ka Dhacay, Khasaare Xooggan Ayaa Soo Gaadhay Jabhada SNM Ugu Danbayn Sida Ay Nala Wadaageen Ilo Wareedyo Lagu Kalsoon Yahay Waxay Sheegayaan Afhayeenka Saaka In La Geeyey Saldhiga Goojacdde Oo Magaalada Kaga Beegan Dhanka Barri.
Sababta Keentay Afhayeenka In Lageeyo
Saldhiga Goojacadde Ayaa Ah In Ay Laga Baqay In Saldhiga La Weeraro Kadibna Lagala Baxo Afhayeenka, Xaaladda Magaalada Laascaanood Ayaa Kacsan Shacabka Ayaana Soo Dhawaystay Hubkooda.
Comments are closed.