Shiikh Maxamuud Xaliike oo caawa ka hadlay arrinta calanka Soomaaliyeed oo maalmihii ugu danbeeyey dad badan loogu xidhay magaalada Laascaanood,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Sheekh xaliike ayaa yidhi “Calanka Soomaaliyeed madaxwenne ayuu leeyahay meel buuna ka babanayaa (Sudhanyahay) cidna uma baahna, cidna wax tari karta iyo cid waxyeeli kartaana ma jirto,
Laascaanoodna meelinkeeduu ka baban doonaa (sudhi doonaa). Dhalinayrada waxaan leeyahay iska daaya inta idinka gaadhaysa iyo dhibtaad ka mudanaysaan baa ka badane.” Wuxuuna hadalkiisa kusoo xidhay “Qofka hadalka yaqaana daaqsin geel baa loo mariyaa qofka aan aqoonna qaansada afkeeda”
Comments are closed.