Ciidanka Dab-Demiska Caasimadda Hargeysa Oo Damiyey Dab Qabsaday Guriga Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Dabka Ayaa Ka Bilaabmay laba Qol Oo Ku Yaala Barxadda Hore Ee Guriga Sida Ay Baahiyeen Warbaahinta Ciidanka Dab-Demisku, Ciidanka Ayaa Dabkii Ku Xakameeyey Labadii Qol Ee Uu Ka Bilaabmay Dabku.

Comments are closed.