Dagaal culus ayaa ka socda deegano badan oo ku yaala gobolka waqooyiga dalka itoobiya ku yaala ee Tigray, waxaana dagaalkaasi uu u dhxeya ciidamada falaagada iyo kuwa dowladda, sida wararku ay sheegayan.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Dagaalka socda deegaano badan oo gobalkaasi ah iyadoo xoogagga falaagadu ay guulo sheegteen.

Dagaalka ayaa kusoo aadaya iyadoo maalin uun ka hor dalkaasi looga dareeray doorashada baarlamaanka oo ay qaadeeceen mucaaradku sidoo kalena gobalka Tigreey aan looga dareerin wax doorasho ah xiisadaha ka taagan dartood.

Comments are closed.