Daawo war murtiyeedkii ay soo saareen Dalada khaatumo action group council kac

Daawo war murtiyeedkii ay soo saareen Dalada khaatumo action group council kac

11 Comments

  1. Dal iyo dad ciidamada qaranku Gacanta ku hayaan- Qurbaha ka niikiya kalaab Somaliland shaabuga sidaasay idinku wadaysaan waanu and Nile adoonsanayaa Garanyahay kalaabta ah baryo iyo sa sabaad dhamaatay

  2. nin yiri kufri baan dabanashlay wacaado soo jireen ah muslin ayaan nicin oo amaxaar la midoobin waa arin layaab leh wixii ku soo gaara somali waa soo gaarin Allah u tooba keena

  3. Somaliland oo ka Mid Noqota Ethiopia ayaa ka Sharaf badan in Somaliya lala midoobo.
    Dadka ku dhaqan koonfurta Somaliya 80% maaha bulsho lala midoobi karo, dhaqan ahaan, siyaasad ahaan, iyo dhaqaale ahaan midna.
    Haddii somaliya mar labaad midowdo- waxaa dhacaya dagaal dambe oo ka xunkii hore somaliya u soo maray.

    Beel-weynta Hawiye iyo Beel-weynta Isaaq ayaa Heshiinaya waxayna dagaal xasuuq ah ku qaadayaan Daarood, gaar ahaana Harti, Mareexaan kuma jiro.
    ILAAHAYOOW KALA QABOOJI

  4. Khiyaali news.
    1.5 million oo dad ah kulahaa.
    kkkkkk.

  5. Maalin aan sidaa usii durugsanayn, Faqash oo intan ka liidata oo waliba afka kabaha ku sida ayaa Hargeisa iska soo xaadirin doonta.

    Somaliland xawli ayay ku socotaa, cid ishortaagi karta ma jirto.

    Idinka ayay dan idiintay inaad dacalka qabsataan inta aan tareenku idinka tagin

  6. Waxa hore loo yidhi “Dameer aan fuushanay, Dhuusadiisu maxay iga qaadaysa” Kir ayaan idin leenay,

    Doorashadii 31 May 2021, waxa goobjooge ka aha 131 qof oo kala yimid ku dhawaad 19 dal.

    Waxa ka mid ahaa 11 safiir oo European Union ka socday.

    Waxay dhamaan isku raaceen in Doorashadu ahayd mid mucjiso ah oo Africa qariib ku ah.

    Aduunka ayaan lolanaa, Faqash cisayn mayno.

  7. Kuleh sikhraan garaca 31 March bal daa wada – Gaajo Hunger

  8. Meesha sool wanaagsan caynaba intaba anagaa dagna adeer khaatumo ha tag aan dhulka darood ee majeerteen ama qaxootigooda ha aahado karbaasha waliba haloogu daro la yidhaa Somaliland yaa iska leh

  9. Reerki intay shireen ku heshiiyey inay sedex madaxweyne yeeshan. Hadal idinma yaal

  10. ddw imaaratku waxay berbera gacanta ugelin ithopian waxay sami ku layihin dekeda berbera boqlkiiba 19 bilaha soosocda waxaa iman cidamada bada ithopia salig waxay ka dhigan zayla ila berbera 10 kun oo cidan badeeda ayaa lagu qiyaas khater weeyn ayaa muuqata mabkii wazarta difaca ithopia dehulka somalia sheegatay aragaane

  11. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Comments are closed.