Dawlada somalia ka hadashay Fashilka doorashada SNM ka raacday gobolada SSC

Xildhibaan ka tirsan Dawlada soomaaliya ayaa ka hadlay Fashilka ka raacay SNM SNM doorashada ay ka qabten qeybo kamid ah gobolada SSC.

Xildhibaan bidhaan oo kamid ah golaha wasiirada dawlada samaliya ayaa ka hadlay doorashada SNM.

Waxaan bogaadinayaa qadiyadda toolmoon ee shacabka deeganada SSC ay ka muujiyeen doorashooyinkii maamulka Somaliland.

Natiijada la sheegay in doorashadaasi ka soo baxday waxa ay ahayd mid la filayey, taas oo markale si qayaxan u xaqiijisay in dadkaas aysan wax matalaaad ah ku lahayn maamulkaas, qeybna ka ahayn doorashadaas,qadiyaddooduna tahay mid aan guur guurin.

Waxaa guul weyn ah in maanta ay indhaha dadka Soomaaliyeed iyo caalamkuba qabteen xaqiiqada, waaqaca deegaanadaas ka jira, sidaas daraadeed waxaan ugu baaqeynaa in maamulka Somaliland uu jujuubka iyo caga jugleynta ka joojiyo bulshada deegaankaas.

Waxaa arrintaas mudnaanteeda iyo abaalkeeda leh shacabka, haweenka iyo dhallinyarada SSC.

Ugu dambeyntii waxaan ugu baaqaya isimasda iyo waxgaradka SSC in ay ka tashadaan masiirka deegaankooda.

8 Comments

  1. Khiyaali news.
    Nin maseyrey uun iga dheh.

  2. Jamal waa wiil yar oo Farmajo ku shaqstey oon dagaalna wax ka aqon deegaan wax ka aqon aniga koley inataan jirey warsangali xbaad sita a waa ii kow ilaa dalwadii siyaad barre qabiilkaasi qunyar socda buu aha waay lahaayeen qof sida jamaal kaba qaad u ah daroodka koonfur isa Jmaac green oo aah sarkaashii afweyen lakiin warsangale guud ahaan muu aheyn wax askarta afweyen raacsan am mucaardak lakin maanta waxey guureen shax aaney aqqon hub baay qateen oo jamaal baa hubeey lakiin kuwi rer waaoyiga qoryaha sidan jirey ee isaaq iyo dhulbahnatabe qoryii waya dhigeen oo hada codkooda warqad baay ku mataal warsaangli waxaan odhan lahaa sidii aad ku caano maashen ee nabad aheyd yaanu idinaka rarin wiil yar oo uudoodrety nin waalan oo la yidhaa faramjo oo xataa rasaaseynaa madaxii ka horsey waresangali is daba qabtaa hadaad somaliland didantahiin qori ha u soo qadanin hadii kale ninkaan dagaalami jirin hadii dagaal dhaco dagaalmi maayo reer nabd baad ahyden kuwa majeerteen idin waalayana aligood dagaal aay galeen ku guulsteen lama sheegin

  3. waziira jamal 4malian oo aad balan qaaday keen si loo dhamaystiro jidka ceeldahiir ila ceergaabo markaas baa laguu aqoonsan halyeey ninkii waxtara ayaa waxlatarin

  4. Viva Somaliland nin Baxsad ah oo talo ku lahayn oo dowlad dhacday ka sii jiiqjiiqle waa farxad and Somaliland Khatumo iyo isaguba waa dad bilaa faaiido

  5. Siyaasiyiinta Reer Sool iyo Sanaag ee Mogadisho jooga 30 sano, ee ay ka midka yihiin, Wasiir Jamaal iyo Bidhaan- iyo kuwa la midka ah maxay Bulshada Sool iyo Sanaag ku soo kordhiyeen?
    Siyaasiyiinta reer Sool, Sanaag iyo Somaliland ee jooga Xamar fariimahana ka soo dira halkaa wax SAAMAYN ah kuma laha arrimaha Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Nabad gelyada somaliland iyo Bulshadeeda.
    Xildhibaanada iyo wasiirada Sool, Sanaag, Burco, Borama, iyo Hargeysa ka tegey ee xamar jooga dhibta ka daayaan Bulshada koonfurta degan ee ay kolba mid raacayaa iskuna dirayaan.

  6. Wasiir jamaal waxba kama qaban ee reer Sanaag waa midoobeen ciidan iyo cududba sidaas baana lagu dhex geli waayay.
    Ilaahay umadda Soomaaliyeed ee muslimka iyo walaalaha ahmeel ay joogtaba quluubtoodana ha isku soo jeediyo.
    Aamiin.

  7. laascaanood, waxa ka dad batey degmada Caynaba. Dhuloos kuraastoodi waa sadex qof oo keliya, halka Warsangeli siiro yahay. waa guul.

  8. Beesha Warsangheli Waxaa Ka Baajiyay Doorashada SNM, Wasiir Jamaal Oo U Hawlgalay. Halka SSC Gaar Ahaan Sool Iyo Sanaagta Bari Jabhadda SNM Doorashadeeda Safaf Dhaadheer Dadku Ugu Kallaheen Subax Hore…..Allaa Kariim ….DFS Dhib Waxaan Ahayn Uma Gaysan Reer SSC, Allaha Daahifyo Kuwa Hadda Jooogo, Oo Ugu Beddelo Kuwa Ka Duwan Daddnnimo Iyp Aqoonba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *