Beesha warsangali oo si toos ah uga guulaysatay maamulka isaaq we SNM

Sodonkii sano ee tegay magaalada Ceerigabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa iyada oo la wada degan yahay hadana beesha Isaaq si gaar u sheegan jirtay, iyaga oo ka faa’iidaysanaya maamulka ay samaysteen ee Soomaliand iyo lacagaha Bulshada caalamku ugu deeqaan maamulkood ee loogu talo galay inay ku kabaan dhaqaalahooda ayeey u samayteen ha’yad la yiraahdo aan Ceerigaabo l wareegno.

Arintii sidaas ahayd ayaa wax badan waxa ka bedelay dhowr arimood: Maamulka Puntland ee hadda jira oo ka shaqeeyey sidii ciidankii beesha Warsangeli ee u shaqayn jiray maamulka Somaliland dib loogu soo celin lahaa degaanadooda. Arintaa waa lagu guulaystay, oo Askar dhowr boqol gaaraysay ayaa hal maalin ka soo wada goostay maamulka Soomaaliya diidka.

Arintaa labaad ee ku xigtay tii hore, ayaa ahayd in la sameeyey ciidan gobolka loo sameeyey oo la tababaray la dagaalanka Argagixsada sida SNM iyo Alshabaab, kuwaas oo xarumo looga sameeyey meelo badan oo ka mid ah gobolka Sanaag

Arinta ugu daran ee niyad jabka ku riday beesha Isaaq iyo maamulkood oo xitaa hadda ay u ogolaadeen in besha Majeerteen ay gobolka Sanaag wax ka degto ayaa waxay ahayd dagaalkii dhowaan ka dhacay degaanada Yube, kaas oo dhex maray beesha Isaaq iyo Garab sare , oo SNM oo xitaa Doonyaha dagaalka iyo ciidanka badda ay SNM u isticmaaleen dagaalkaas oo si xun loogu jebiyey

Ugu danbayntii waxa hambalyo mudan shacabka Ceerigaabo, ciidanka Puntland oo keenay in markii ugu horaysay Marabbiidii degaanka iyo maleeshiyaadkii galbin jirtay ay awood u waayaan inay cag soo dhigaan hal taaki oo ka mid ah degaanada beesha Warsangeli, halka shacabkii Ceerigaabona ay dhoolatus ka sameeyey inay joogaan oo joogi doonaan magaaladaas

9 Comments

  1. I am not sure where you’re getting your information, but good
    topic. I needs to spend some time learning more or understanding more.
    Thanks for magnificent information I was looking for this information for my mission.

  2. Dhulbahante iyo WAROOS, ha is barbar dhigin. dhuloos caasimadoodii Laaska wey dhisteen. WAROOS bal eeg badhan haraad baa loogu dhimanayaa.

  3. Guusha sanaag wa gaba gabo tan soolna waa ku xigtaa lakiin reer Siciid waxaa laga raba midnimo isu tanaasul puntland baa tihiine isu soo dhawaada cay iyo isxasid wax ku soo noqon maayaane

  4. Waa wada Somaliland khaatumo waa sharmuto meel ay dabada galiso wayday karbaash ka ciidanka Qaran xamila

  5. 8 musharax oo dhacay ayey lahayeen marki aad laangaab noqoteen waxba dhacsan kari wayey baad leihin waanu qadacnay oo dorasho kamaynu qayb galin waar caaadi iska dhiga aduunka ka markhaatiya inaad dorashada qayb ka ahyden lkn aad dhacdeen

  6. Horta ninkaan khaatumo seeg.
    Weligey shaqsi ka liita ma arag.
    Isagu intuu puntland iyo warsangeli amaanayo isagu mee?
    War adigu xaggaad ku tirsan tahay magacaaga la waaye

  7. 🤣🤣🤣🤣
    Ayna waa ciyaa af noola waa hadlaa😅😅😅😅😅
    Warsangali waa kee
    Dhulmahante waa kee
    Adna ku aad ahayd
    🤣🤣🤣🤣

  8. Qosol.com

    Xero warsangali horta maxaa laga faa’ida?

    Gobolka Sool magaaladda Lascaanood waa magaalo madax gobol oo siyaasad ahaan waa faaido wayn ayay Somaliland u leeday, laakin Badhan iyo Buuhoodle kharash mooye wax faaiido ah ma laha.

    Waa neef adhi ah oo geed iigu xidhan. Meel ay u socdaan ma laha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *