Puntland ka hadashay Fashilka SNM ka raacay sool sanaag iyo cayn

Afhayenka Madaxweynaha Puntland, Jaamac Deprani oo hadal ka soo saarey doorashayoonkii ka dhacey Somaliland, ayaa ku bogaadiyey shacabka gobolada Sanaag iyo Sool iney ka horyimaadeen ka qayb galka doorashadaas.

Jaamac ayaa talaabadaan ku tilmaamey iney ku timid dadaal dowlada Puntland sameysay. afhayeenka ayaa ku booriyey shacabka goboladaas iney ka qayb galaan diwaan-galinta doorashooyinka Puntland ee soo socda.

Somaliland ayaa natiijooyinka ay shaacineyso ee doorashooyinka golayasha deganaka iyo aqalka wakilada waxaa ka muuqda gobolada Sool iyo Sanaag.

7 Comments

  1. K MOHAMUD,
    DHULOOS BAL EEG CAASIMADOODII, HORUMARKA KA SOCDA,,,,WAROOS BAL EEG BADHAN HARAAD BAA DADKII LAAYEY,,,WAROOS IYO BADHAN LOOMA BAAHNA,,,WAAD OGTAHAY AWOODA S.LAND IYO CUDUDA CIIDAN.

  2. Doorashadani waxay soo af meertay beentii SNM inta at kadgacdayna waa intii isaaqa soolna waxa kacodeeyey Jaamac Siyad qayb kamida iyo Ciid’s ka havar jeclo

  3. Abdi Xayran adigaa isu maah maahay waxaa tihiin Dameero aanu saranahay dhusadiinuna na dhibi mayso
    idinka iska dayoo Somali oo dhan ayaanu saranahay

  4. Somaliland caradeedii waa joog pintlaanaay daayeerkiina jubada ka yime mooska iskalacuno shaqo kale ha sheeg in Gobol iyo Badhiina dayeer ha iskaga dhareeriyo

  5. Dameer ma aha ee waa dad XOR dad ka reer sanaag xuduudeenu waa geedmaraar ceerigaabo waana sida baraxlay gaalkacayo la soco beentiina soo dhamaatay, hooy ha ilaawin damalla xagre iyo xingalool SNM markaa ahayd.

  6. DAMEER AAN SAARNAHAY, DHUUSADIISU MAXAY IGA DHIBI,,,SSC WAA LAGA CODEEYEY, BADHAN IYO LAASQOREY UMA BAAHNA DOORASHO, EE XABADDA HA SUGEEN, XABAD BAAD DOONEYSAAYE.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *