Jabhada SSC oo soo Bandhigtay Gaadhi ay SNM Ka qabsatay

Ciidamada jabhada asc ayaa soo bandhigtay Gaadhi ay ka qabsaden SNM kaaso kamid ahaa kuwii u shaqeenaayay komoshinka doorashada SNM.

Ciidamada dib uxoreenta SSC ayaa sheegay in gaadhigan yahay mid qaniimo ah oo ay adeegsan doonaan ciidanka SSC

12 Comments

  1. Excellent blog! Do you have any helpful hints for aspiring writers?
    I’m planning to start my own website soon but I’m a little lost on everything.
    Would you recommend starting with a free platform like WordPress or go for a paid option?
    There are so many options out there that I’m
    totally confused .. Any recommendations? Appreciate it!

  2. Iā€™m not that much of a internet reader to be honest but your sites really nice, keep it up!
    I’ll go ahead and bookmark your site to come back later on. Cheers

  3. Geesiyaasha, islaamaha ogaada oo soo afduuba.

  4. IIMISA GAADHI OO GALBEED JOOGA AYAA HADDA LA QABSAN.KARAA, KU ADKEYSO.HADDAY KU ANFACDO, FARIID

  5. Garacdan garacdu korstay ee wararka soo dhigaya yaa shirqoolka hanti shacab agoon samaysay si ay war uga dhagaan

  6. šŸ¤£šŸ¤£šŸ¤£šŸ¤£šŸ¤£

    Duli Duli dhalay šŸ˜‚šŸ˜‚

  7. Mujaahidiintii xaq u dirirka Jabhadda SSC oo soo xoreeyay hal gaadhi oo agooni leedahay kana soo jeeda xagaa gobaladda iidoor , kkkkkkkk nooladda libaaaxyo xoreeya hantidda agoomaha , ka leexdda ciidamadda Somaliland lol

  8. SUBXAANA ALLAH,,,GAADHI SHACAB LEEYAHAY OO 100 DOLLAR, LAGU SOO KIREYSTEY, AYAAD LA SHIR TIMAADEEN,,,FULEYAAL,,,,KKKK

  9. Gaadhiga agoon baa leh ! waa xaqiiq , waa laga soo ijaartay !

  10. Waa ceeb in jabhadii laga sugayay in ay xorayso dhilka SSC ee ka mid ah dhulka balaadhan ee dawladda Somaliland in ay la shir timaado, xoraynta hal gaadhi oo shacab, yaa yidhi waxani waa rag ma waa naago,hhh. Madaxwayne Muuse Biixi baa aad uugu qoslay xayawankan.

  11. Hadaad aragto duul wada dhashay oo diirka ka colooba, iyagoo is wada diidan baa laga danaystaaye.

    Siciid Harti midhihii tafaraaruqa buu gudhan.
    5 years of internal fighting.
    5 years of crying.

Comments are closed.